Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Xarunta degmada Kismaayo oo bambooyin lagu weeraray

Xarunta degmada Kismaayo oo bambooyin lagu weeraray

December 15
19:28 2012

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in caawa bam gacmeedyo lagu weeraray xarunta degmada oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka kumeel gaarka ah ee magaalada.

Taliyaha saldhigga ee magaalada Kismaayo Axmed Diini ayaa Bar-kulan u sheegay in 4 bam gacmeed lagu weeraray xarunta degmada.

Dadkii weerarka fuliyay way baxsadeen.

Taliyaha ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan qaabka ay wax u dhaceen iyo cidda ka dambeysa weerarka.

Lama oga khasaaraha ka dhashay bambooyinka.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT