Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Yusuf Garaad Cumar oo la filayo in uu Soomaaliya Hogaamiyo maalmaha Fooda Nagu Soo Haya

Yusuf Garaad Cumar oo la filayo in uu Soomaaliya Hogaamiyo maalmaha Fooda Nagu Soo Haya

August 22
14:55 2012

Yuusuf garaad cumar axmed xaaji oo ah saxafi rugcadaa ah isla markaana ah aqoonyahan soomaaliyeed ayaa qarka u saran kuna dhaw in uu soomaaliya hogaamiyo maalmaha fooda nagu soo haya ka dib markii ay mudanayaasha soomaaliyeed ee dhwaan la magacaabay ku qanceen kartiisa iyo aqoontiisa

Mudane garaad ayaa kulamo kalla duwan lalahaa siyaasiyin aqoonyahanka iyo odayaasha soomaaliyeed kuwaas oo yusuf u muujiyay tusaaleeyna kartiisa iyo hogaamintiisa aanay cidina gaarin mudane garaad ayaan wali si cad oo muuqata ula hadlin saxaafada oo aan ku dhawaaqin damaciisa siyaasadeed laakiin Garaad ayaa dhariga si hoose u karinaya taasina waxa ay muujineeysaa awoodiisa siyaasadeed

Mudane garaad ayaa la filayaa in uu maalmaha fooda nagu soo haya la hadlo saxaafada ka dib markii uu iska dhax arkay in uu la jaanqaadi karo ama ay dooranyaan inshaa alaahu mudanyaasha baarlamaanka soomaaliyeed

Yuusf Garaad Cumar axmed ayaa lagu yaqaanaa Hal Adeeg ka guul gaarid karti  siyaasad iyo ixtiraam hogaamin wanaagsan iyo daryeelka bulshada u hiilinta aqoonta iyo dadka dulman

Yusuf garaad cumar waxa uu ka qalin jabiyya jaamacdii umada soomaaliyeed iyo jaamacada kale ee qiimiga badan Tufts University in Greater Boston, USA

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

0 Comments

No Comments Yet!

There are no comments at the moment, do you want to add one?

Write a comment

Write a Comment

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT