Something went wrong with the connection!

Somaale.com

Yusuf Garaad Itoobiya: Weey aqoonsanatahay madax-banaanida Soomaaliya

Yusuf Garaad Itoobiya: Weey aqoonsanatahay madax-banaanida Soomaaliya

Yusuf Garaad Itoobiya: Weey aqoonsanatahay madax-banaanida Soomaaliya
May 05
12:37 2017

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Yusuf Garaad Cumar ayaa waxuu ka warbixiyay Safarkii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.

Yuusuf Garaad oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa waxuu sheegay in uu aqoonsan yahay madax banaanida Soomaaliya.

Labada Dowladdood ayaa ku heshiiyay in ay ka wada shaqeeyaan arimaha Difaaca iyo amaanka iyo sidoo kale xoojinta Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

halkaan ka aqris warbixin qiimo badan oo Yusuf Garaad ka qoray labada dal

http://yusuf-garaad.blogspot.com/2017/05/soomaaliya-iyo-ethiopia-billow-wanaagsan.html?spref=fb

Dhinaca kale, Mr. Hailemariam Desalegn ayaa xusay in Itoobiya ay 5 boqol oo Arday Soomaaliyeed ah u fidin doonto deeq waxbarasho, sida uu sheegay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya.

Sikastaba, Shalay ayee aheyd markii Madaxweynaha Soomaaliya uu dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo aaska Wasiirkii hore ee Howlaha Guud loogu sameynayay Caasimada Soomaaliya.

Share

About Author

Idaawaqaca

Idaawaqaca

Related Articles

SOMALI CARTOON BY AMIINARTS

SOMALI RADIO STATIONS

--------------------------BBC SOMALI--------------------------

BBC-Somali 07:00 BBC Somali 11:00

BBC Somali 04:00  BBC-Somali 06:00

--------------------------VOA SOMALI--------------------------

VOA-Subaxnimo

VOA-Galabnimo

VOA-Fiidnimo

Mogadishu

Hargaisa

SPEAK TO SOMALI CONFLICT